Tababar kusaabsan Hab Tabinta Wararka Maxkamadaha oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Shabakadda Wariyayaasha Gabdhaha Soomaaliyeed (Media Women Network) ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Jowhar waxaana loo qabtay ilaa 30 weriye.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya Abdiwahab Addow Mohamud

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here