Kulan looga hadlaayay Xuquuqda Haweenka oo Lagu Soo gaba-gabeeyay Baydhabo

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda haweenka KGS ayaa magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeysay kulan looga hadlaayay u doodista xuquuqda haweenka, Waxaana ka soo qeyb galay odiyaasha dhaqanka iyo urrurada u dooda xaquuqda haweenka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here