Kulan looga hadlayay hubinta tayada badeecadaha iyo daawooyinka oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
88

Jowhar – ( Radio isnaay ) -Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Doowlad Goboleedka Galmudug aya lagu qabtay kulan kusaabsan Xoojinta iyo Wada Shaqeynta ka Dhexeyso Hay’adda Tayadhowrka Qaranka iyo Wasaaradaha ay shaqada kala dhaxeeyso ee Doowlad goboleedka Galmudug.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here