Bulshada Xaafadda Kulmis ee Magaalada Jowhar oo Bilaabay dayactirka Wabiga Shabeelle.

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qeybaha kala duwan ee bulshada Xaafadda Kulmis oo horkacayo gudoomiyaha xaafadaasi Maxamed Cabdullahi Ciise ayaa bilaabay howllo lagu dayactirayo wabiga shabeelle gaar ahaan qeybta uu ka maro xaafadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here