Maamulka galmudug oo Daahfuray Mashruuc Lagu Daweynaayo Xoolaha.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashruucan oo ah mid lagu dawaynayo 1milyan oo xoolo ah ayaa laga daah furay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug.iyadoona munaasabada furitaanka mashruucan ay kaqayb galeen madax katirsan 2da gole ee dowlad goboleedka Galmudug, iyo ururka dhakhaatiirta xoolaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here