Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo howlo dayactir ah ka bilowday Wabiga Shabeelle.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Howlahan carro bixin oo ay iska kaashanayaan wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabelle iyo Camaniga Adeegsan ayaa si wadajir loo qabtay iyadoo dibada loo saarayo bacaadka ku jira xiintooyda wabiga shabeelle ee mara deegaano hoosyimaada jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here