Dhalinyaro Danyar Ah oo ku Nool Beydhabo oo ka Faa’ideysatay Barashada Farsamada gacanta.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaruunta Farsamada Gacanta ee Maadfo Waa xarun lagu taba baro dhaliyarada shaqa la’aanta haysta ee ka soo jeeda qoysaska danta yar ee ku nool Magaalada Baydhabo, waxaana xaruntaani lagu bartaa xirfadaha kala ah wadista baaburta iyo Cilad bixintooda,tolista dharka iyo karinta dharka nocyadiisa kala duwan iyo farsamooyin kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here