Munaasabad lagu dhiirigelinayay Arday dhameysatay Qur’aanka Kariimka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana lagu dhiiragalinayay arday xifdisay qur’anka karimka kuwaas oo dhiganayay madarasada al hidaaya ayaa maanta lagu qabtay magaalada kismaayo

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here