Dhaqaatiirta Dhoobley oo Ka Hadlay Saameynta ka dhalan karta Isticmaalka dawooyinka dhacay.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daawooyinka iyo raashiinka dhacay ayaa hadii ay bulshadu isticmaasho waxaa ka dhalan karaa saameyno caafimaad oo ka dhasha bulshada dhexdeeda, dhaqaatiirta ayaa inta badan ka diga waxyeelada Daawooyinka dhacay iyo in bahda caafimaadka ay bulshada ka ilaaliyaan halista ka dhalan karta daawooyinka iyo raashiinka waqtigooda dhacay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here