Barakacayaasha ku nool kaamka Badar-2 ee Kismaayo oo Wajahaya Xaalad dhanka Nolosha ah.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barakacayasha ku nool kaamka Badar-2 ee magaalada Kismaayo ayaa waxay ku nool yihiin mudod badan Kaamka, kuwaas oo intooda badan aan helin adeegyada waxbarsho balse hada waxaa ay taageero ay ka helaan ka qaar ka mid ah hay’adaha ka shaqeeya magaalada kismaayo kuwaas oo furso waxbarsho siiyay caruurta kunool.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here