Xukuumadda Soomaaliya oo Sheegtay in ay ka go’an tahay ilaalinta xaquuqda gabdhaha.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudane Xamse Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay ka go’an tahay in wax la baro gabdhaha Soomaaliyeed iyo in la ilaaliyo xuquuqdooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here