Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawladda Puntland ayaa magaalada Garowe ka daahfurtay shirkan oo looga hadlaayo badqabka abuurka iyo sunta wadanka laga isticmaalo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.