Deeq Raashiin ah oo La gaarsiiyey Qoysas ku nool deegaanka Ceel baraf.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qeybtii labaad deeq raashin ah ayaa loo qeybiyay shacabka ku nool deegaanka Ceel Baraf ee gobalka Shabellsda Dhexe.
Deeqda ayaa waxaa ay isugu jirtay Bur,Bariis,Sokor iyo Timir waxaana kafaaideystay in kabadan 100 qoys oo danyar ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here