Maamulka Hirshabelle oo Sheegay in wax laga qaban doono goobaha uu ka jilacsanyahay Wabiga.

0
112

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan looga hadlayay waxka qabashada wabiga shabelle ayaa ka dhacay wabiga dhexdisa iyadoo ay goob joog ka ahaayeen ururarada haweenka, maamulka degamada jowhar, ciidamada amniga,wasaaradda beeraha hirshabelle iyo wasaaradda haweenka hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here