Xuska Maalinta Haweenka 8da Maarso oo lagu qabtay Jowhar.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo lagu weyneynayay xuska Maalinta Haweenka Adduunka ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle iyo qaar ka mid ah gobollada soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here