Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska reysal wasaraha Soomaaliya Xamsa Barre ayaa lagu sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay guddiga maamulka hey’adda duulista rayidka soomaaliya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.