Soomaaliya oo Dowladda Qatar kala hadashay Barnaamijka deyn Cafinta

0
71

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya,Dr. Cilmi M. Nuur ayaa magaalada Doxa ee dalka Qatar kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Qatar, Ali bin Ahmed Al Kuwari. Shirka ay yeesheen Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Dhiggiisa Dowladda Qatar ayaa looga hadlay horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo dadaalada barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here