Xabsiga dhexe ee Kismaayo oo dayactir lagu sameeyn doono.

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad mudo 40 sano ah ayuu dhisan yahay xabsiga dhexe ee magaalada kismaayo kasoo anan helin wax dayac tir ah waxaana uu burbur aad u weyn uu kajira dhammaan qolalka xabsiga.

Warbixintan Waxaa Ino Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here