Qoysas ku nool deegaan Hoostaga Degmada Caabudwaaq oo Codsaday in loo gurmado.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiin uu hogaaminayay gudoomiyaha dagmada Caabudwaaq Muxuyadiin Aadan Wali uuna qeyb ka yahay Wasiir ku xigeenka wasaradda Dekedaha iyo gaadidka badda Galmudug Abdinasir Axmad Wali ayaa booqday deegaanka Baqadaad oo ka mid ah deegaannada hoos taga magalada Caabudwaaq oo ay soo gaareen boqolaal ka mid ah dad ay saameeyeen abaaruhu.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here