Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii danbe waxaa soo ifbaxayay haweenka nolosha ka raadiya ganacsiyo yaryar kuwaas oo ku dabara nolosha reerka inaay ka qeyb qaataan biilka reerka iyo xanaanada caruurta.
Warbixitan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.