WARARKA Dhalinyarada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Shaqo yarida ka jirta dalka. By admin - March 4, 2023 0 82 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Soomaaliya guud ahaan Waxaa ku nool dhalinyaro badan oo waxbaratay balse anan helin fursado shaqo oo ay kaga miro dhaliyaan hamigooda. Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xalimo Cali Ibraahim. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/03/WARBIXIN-DHALANYARO.mp3