Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Dedo Ayaa waxaa uu kamid yahay Uurada ka shaqeeya Hormarinta Deegaanka, ayaa waxa uu Magaalada Baydhabo ka wadaan dhireeynta Geedaha oo lagu Abuurayo goobo kala duwan, si ay ugu qeyb qaataan kor u qaadista Deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.