Dadka Kenya oo ka cabanaya sicir-barar xooggan

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka Kenya dadka ayaa ka cabanaya qiimaha maciishadda oo kor u kacay. Ganacsatada ayaa arrintan u sababaynaya sare u kac xooggan oo ku yimid sarifka lacagta dollar-ka oo ay ganacsatadu adeegsadaan.

Qaar ka mid ah dadka reer Kenya oo qiima kororkan ka cabanaya ayaa dibadbaxyo ka dhigaya qeybo ka mid ah dalka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here