Masuuliyiin Katirsan Maamulka Hirshabeelle oo kormeeray Isbitaalka Degmada Balcad.

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Barlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo waxa ay ku tageen Isbitaalka guud ee degmada Balcad ee Gobolkan Shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here