Maalinta Caalamiga ah ee Takoorka oo maanta dunida laga xusay.

0
112

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Takoorka Zero waa dhacdo caalami ah oo la xuso 1-da Maarso sanad walba si kor loogu qaado kala duwanaanta iyo isku dhafka iyo in kor loo qaado wacyiga ku saabsan baahida loo qabo in meesha laga saaro takoorka noocyadiisa kala duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here