Hoos udhac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hoos udhac ayaa ku yimid Qiimaha shidaalka lagu IIbiyo Suuqyada Magaalada Jowhar taasi oo ay sababtay in Bulshada Jowhar ay gadiidka ku racaan qiimo jaban.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here