Goob lagu Keydiyo Biyaha Roobka oo laga dhisayo Magaalada Dhoobley.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka Wadajir ee duleedka degmada Dhoobley ee gobolka jubadda hoose ayaa waxaa ka socda dhismaha goob loogu talo galay in lagu keydiyo biyaha roobka si xiliga jilaalka ay uga faa’ideystan dadka deegaanka Dhoobley.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here