Bulshada Jowhar oo ka Hadlay sida loo Horumarin karo Deegaanka.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isku xirnaanta bulshada iyo maamulka waxaa ka dhasha horumar iyo barwaaqo, qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada jowhar aya sheegay in la helo wacyigalin buuxda oo la xiriirto ka shaqeeynta nadaafadda degmada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here