Ra’isul Wasaaraha XFS oo daah-furay Imtixaanka Macalimiinta cusub

0
116
Jowhar – ( Radio Isnaay ) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre ayaa maanta furay Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada, kaasi oo ay ku tartamayaan 8,000 oo musharrax lagana doonaya 3,000 in ay ka soo baxaan.
Imtixaankan ayaa saaka looga fariistay 22 xarumood oo ku kala yaallo 11 Magaalo oo ay kamid tahay Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here