Kulan ku saabsan doorka bulshada ka qaadan karan dhismaha golaha deegaanka oo lagu qabtay Kismaayo

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah furtay tababar saabsan doorka bulshada ay ka qaadan karaan dhismaha Goleyaasha Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here