Dal ay maraan dadka u tahriibaya Maraykanka oo xuduudiisa gaynaya milateri.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waddanka Chile ayaa maanta oo Isniin ah ciidamo geyn doona xudduudaha uu la wadaago waddamada Peru iyo Bolivia, si ay u xakameeyaan soo gelitaanka muhaajiriinta aan sharciga haysan.

Cutubyo ka tirsan militariga ayaa awood loo siin doonaa, inay xiraan qof kasta oo isku daya inuu ka gudbo isgoysyada xuduudaha ee aan la fasixin, iyaga oo u gudbinaya booliska maxalliga ah.

Hawlgalka ayaa socon doona muddo sagaashan maalmood ah.

Wadama kale oo ay ka mid tahay Canada ayaa sidoo kale sheegay inay xiri doonto xadka aan tooska ahayn ee ay soo maraan magan-galyo doonka kasoo galaya Canada dhanka Maraykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here