Arday Danyar ah oo Fursado Waxbarasho ka Helay Iskuul ku yaala Baladweyne.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 50 ardey oo iskugu jiro dan yar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka kanbareej ee magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya ; – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here