Tababar lagu baranayay Maareynta Khasaaraha Beeraleeyda oo lagu soo gaba-gabeeyay Jowhar.

0
211

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan oo ahaa Maareynta Khasaaraha Kadib goosashada Miraha ayaa kaqeybgalayaasha waxaa lagu baray Isticmaalka Qalabka Dhimista Qasaaraha ka soo gaara Miraha ay beerteen, Isticmaalka Saxda ah iyo Adeegsiga Qalabka lagu Ogaado Qoyaanka Kujira Galeeyda iyo Masagada oo loo isticmaalayo Mashiin waxaana soo xiray Wasiiru dowlaha Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwahab Cabddow Maxamuud.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here