Hirshabeelle oo Sheegtay In Maalgalin Loo Sameeynayo Beeraleyda Magaalooyinka Buulabuurte iyo Balcad.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Qaasim Daqare Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle oo ka Hadlaya waxyaabaha uqabsoomay wasaaradda mudada sanadka ah ee aan ka soo gudubnay iyo ujeedka qorshaha ay leeyihiin sanadkan ayaa waxaa uu sheegay in qorshiyaasha hortabinta u leh wasaaraddu uu ka mid yahay Maalgalin loo sameeyn doon Magaalooyinka Buulabuurte iyo Balcad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here