Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay la jaanqaadaan tiknolojiyadda Caalamka.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalinayarada waxbatay ee Magaalada jowhar ayaa la,imaanaya xirfado si ay uga faa,iideeystaan fursadaha ka jira iyadoo ay sii kordhayaan dadka ku shaqeeysta habka casriga ee tiknolojiyadda cusub.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here