Bulshada Galmudug oo loogu Baaqay in ay bartaan Farsamada Gacanta.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyi Tacliinta sare ee Galmudug Maxamed Xaashi Dhoorre oo waraysi siiyay Radio Daar-dheer ayaa waxaa uu ka hadlay muhiimadda ay bulshada u leedahay in la barto xirfadaha gacanta isaga oo xusay in wasaaraddu ay addo qorshooyin lagu horumarinayo barasada Farsamada Gacanta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here