Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo loogu Baaqay in ay sameyso wacyigallin.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdiraxmaan Amiin Wedoow waxaa uu ka mid yahay aqoonyanahada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle waxa uu hatan Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle ugu baaqay in ay sameyso wacyigallin ku aadan sidii loo Horumarin lahaa Waxbarashada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here