Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle oo Sheegtay in degmada Buulaburde laga dhisayo Buundo Casriya.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle ayaa Sheegtay in degmada Buulaburde laga dhisi doono Buundo Casri ah Xili uu Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlad goboleedka Hirshabeelle gaaray Degmada Buulaburde.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here