Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababbar ay soo agaasintay Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ”AGA” laguna baranayay adeegsi haboon ee Afka Soomaaliga ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.