Shil khasaaro dhaliyey oo ka dhacay Gobolka Nugaal.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shil Gaari oo ka dhacay dhinaca Bari ee Gobolka Nugaal, ayaa waxa ku geeriyooday laba nin oo la sheegay inay ahaayeen Kaaliyayaasha Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka ee dowlad Goboleedka Puntland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here