Munaasabad ay ku Qalin jibinayen Arday Baratay Xirfadda dhartolista oo lagu Qabtay Hargeysa.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ubadnaa Gabdho oo baratay xirfadda dhar tolista islamarkana ka aflaxay dusgiga farsamada gacanta ee Khadiija Bintu Khuwaylid oo ku yaala Magaalada Hargeysa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here