Hooyooyin shaqo abuur ka sameeystay Baydhabo.

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hooyooyinka Soomaaliyeed waxay inta badan ka qeyb qaataan in ay daboolaan baahiyaadka Nolosha qoyska,Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku soo badanaya Hooyooyin ka shaqeeya marka aad suuqa gasho waxa aad arkaysaa in dumarku ka badan yihiin ragga shaqeeya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here