Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Daladda Waxbarashada Gobolka Shabeellaha dhexe ahna Maamulaha iskuulka hoose iyo dhexe ee Bula baleey Cabdiqaadir Maxamuud Waasuge ayaa Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada ku nool Gobolka Shabeellaha dhexe kula taliyay in ay xooga saraan luqadeena afka Hooyo ee Soomaaliga.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.