Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Sare uqaadaya Wax soo saarka Qaraha.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraha Soomaaliya waa isha koowaad ee waxsoo saarka wadanka Soomaaliya taasi oo  tiro badan oo dad ah ku tiirsan yihiin, Sida caadiga ah, dallaga Soomaaliya waa dhamaan dhirta miraha iyo khudaarta ka soo baxa beeraha wadanka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here