Saameyn ka dhalatay duufaan ku dhufatay dalka Madagascar

0
116

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duufaanta ku dhuftay dalka Madagascar ayaa khasaare ka geysatay dalkaas xilli ay burburisay guryaha, waxaana go’ay xargaha korontada.

Dhuufaanta Freddy ayaa ku dhufatay gobol dhaca bariga Madagascar.

Waxaa lagu soo warramayaa in 4 qof ay dishay duufaanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here