Carruur Cudurka Jadeecada ugu Geeriyootay Tuulada Gumareey ee dulleedka Jowhar.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada gumareey ee duleedka degmada jowhar ayaa laga soo sheegaya inaay caruur ugeeriyoodeen cudurka jadeecada bishan dhexdeeda iyadoo ay la jiifaan in ka baddan 10 caruur sida uu sheegay gudoomiyaha tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here