Faah faahino ka soo Baxaya Kalluumeysato lagu La’yahay Xeebaha magaalada Kismaayo

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dabeylaha Xoogan ee ka jira Xeebaha Dalkeena Soomaaliya ayaa sababa in ay qalibmam doomaha yar yar ee ay ku shaqeystaan Kalluumeystada taas oo keenta qasaaro naf iyo Maal isugu jira.

Saddax qof oo ka mida kalluumaysatada magaalada Kismaayo ayaa la laayahay raq iyo ruux kuwaas 24 saac ka badan ku maqan gudaha badweynta Hindiya waxaan walaac xooga ay ku buurtay kuluumeysatada ka shaqeesta degmada Kismaayo iyo Qoysaska ay ka soo jeedeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here