HORDHAC: Liverpool v Real Madrid

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda difaacanaysa Champions League ee Real Madrid ayaa martiyaysa gegida Anfield oo ay ugu tagayso kooxdii ay koobka ka qaaday ee Liverpool.

Reds ayaa kulankan ka doonaya aargoosi soo raagay maadaama ay Madrid laba Final Champions League kaga wada guuleysatay sanadihii 2018 iyo 2022.

Labada kooxoodba xilli ciyaareedkan kuma jiraan qaab ciyaareedkii looga bartay, Los Blancos ayaa siddeed dhibcood lagaga hayaa hoggaanka La Liga halka Reds aysan xataa kaalmaha Yurub loogu soo baxo kaga jirin Premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here