Maalinta Cadaaladda Bulshada oo Maanta dunida laga xusayo.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Shaqaalaha Caalamiga ah wuxuu si aqlabiyad leh ku meel mariyey Baaqa ILO ee ku saabsan Caddaaladda Bulshada ee Caalamiyeynta Caddaaladda 10kii Juun 2008.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here