Tababar Sare loogu qaadayo wax soo saarka Beeraleeyda Oo lagu qabtay Jowhar.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan oo ahaa Maareynta Khasaaraha Kadib goosashada Miraha ayaa kaqeybgalayaasha waxaa lagu barayay Dhaqamada Maareynta Khasaaraha kasoo gaara Tacabka, Isticmaalka Qalabka Dhimista Qasaaraha ka soo gaara Miraha ay beerteen, Isticmaalka Saxda ah iyo Adeegsiga Qalabka waxaana kasoo qeybgalay Mas,uuliyiin kasocotay Heyaddaha FAO, STS, WFP Xubno katirsan 10 Iskaashato ee Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Mas,uuliyiin kasocday Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwahaab Caddow Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here